Machadka Saylac oo soo gaba gabeeyay imtixaankii sanadka 2013-2014 (Masawiro)
June 16, 2014 - Written by Editor
Boorame:-Machadka Saylac oo ah machadka ugu caansan ee ku yaala magaalada Boorama tayadiisa waxbarasho aad u sarayso kana hawl galaan culimado aqoon sare ka haysata barashada iyo barida diinta islaamka ayaa xalay waxa soo gaba gaboobay imtixaankii sanawiga ahaa ee machadka saylac.
Machadka Saylac ayaa ah machadka ay ka soo baxaan arday aad wax u ga taqaana diinta waxbarashadooduna heer sare ah ayaa aad loogu mahad naqaa culimada ka hawl gasha machadkaasi .
Ururka badbaadada dhalinyarada
badbaado04@hotmail.com
Boorama

.gif)

