Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay dalka Masar

June 7, 2014 - Written by Editor

xasan-sheekh1Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha DFS iyo wafdi uu hogaaminayo ay maanta ka dhoofeen garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde waxaana ay ku sii jeedaa dalka Masar.

Wafdiga uu hogaamainnayo Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ay ka qeyb gali doonaan xalada caleema saarka Madaxweynaha talada xukunka Masar ku qabsaday inqilaabka Jen Cabdifitaax Siisii.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa garoonka diyaardaha ku sii sogootiyey Raisulwasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh  iyo masuuliin ka tirsan labada gole,

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdigiisa ayaa waxaa ay kulamo gooni gooni ah la yeelan doonaan madaxda dalka Masar .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online