Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Amb. Nicholas Kay.[Masawiro]

June 27, 2014 - Written by Editor

IMG_2920Nairobi:-Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kullan Gaar ah Dalka Kenya kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Dalka Soomaaliye Amb. Nicholas Kay. Qodobadii ugu muhiimsanaa ee kullanka looga hadlay ayaa waxaa kamid ahaa Amniga,Siyaasada,Howlaha UN ee Puntland,Maamulka Goboleedka Koonfur galbeed iyo Sidookale sidii loo qaban lahaa shir dhawaan lagu qabanayo gudaha Garowe kaasi oo lagu magacaabo Somalia Development and Reconstruction Fund (SDRF).

Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa tilmaamay in xukuumadasiisu ka go,antahay sidii loo xoojin lahaa guud ahaa maanka guud ee Puntland. Xiriirka Wanaagsan ee udhaxeeya Puntland iyo UN sidii loo xoojin lahaa ayaa Madaxwayne Gaas iyo Sidookale Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Dalka Soomaaliye Amb. Nicholas Kay isla Meel Dhigeen mudadii uu shirku socday.

no images were found

Dhamaad
Xafiiska Warfaafinta,Wacyigalinta,Hiddaha
Iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online