Muxaadaraadkii Sh Maxamed Umal ka jeediyey Magaalada Burco.[Video]

June 5, 2014 - Written by Editor

burBurco:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa ilaa intii uu safar dacwadeed ku gaaray magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxaa uu a jeediyey muxaadaraad kale duwan isagoo ka  jawaabay su.aalo fara badan oo diini ah oo Sheekha la wiidiiyey. Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaraadka inta badan ka jeediye Masjidka Al-Madiina ee magaalada Burco wuxuuna sidoo kale kulamo kala duwan la yeeshay ganacsatada ,culimada,iyo madaxda gobalka togdheer.waxaa uu sidoo kale muxaadaro ka jeediyey Jaamacada Burco

Sh Maxamed  Cabdi Umal ayaa waxaa muxaadaraadka uu jeediyey aan ka xusi karnaa:-

1. المنهج الصحيح في الدعوة إلى الله

2. إن أكرمكم عند الله أتقاكم

3 الزواج أسرار وفوائد

4. دور المثقف في إنقاذ المجتمع

1. Hoos ka Daawo muxaadaradii Sh Umal ka jeediyey Burco إن أكرمكم عند الله أتقاكم

2. Hoos ka Daawo muxaadaradii Sh Umal ka jeediyey Burco الزواج أسرار وفوائد


3. Hoos ka Daawo muxaadaradii Sh Umal ka jeediyey Burco دور المثقف في إنقاذ المجتمع

Source: Wariye Cabdimaalik Muse Coldoon
Burco, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online