Muxaadaro Cusub uu jeediyey Sh Maxamed Idirs Axmed “Mashaakilka Qurbaha” (Daawo)

June 5, 2014 - Written by Editor

sheekh_IdirsEdmonton:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu jeediyey Sheekh Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah waxaana muxaadarada Sheekha ay ka hadleysaa dhibaatada Qurbaha
gaar ahaan muslimiinta Soomaalida mashaakilka ku heysta wadamada gaalada ay u qaxeen.

Sheekh Maxamed Idirs Axmed ayaa muxaadaradan ka jeediyey Mutamar Islaami ah oo lagu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada

Hoos ka Daawo Muxaadarada Shekh Maxamed Idirs Axmed ” Mashaakilka Qurbaha

Halkan ka eeg Mutamarkii Islaamiga ee lagu qabtay magaalada Edmonton ee dalka Canada

Rashid Mohamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online