Ra’iisulwasaaraha DFS oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho

June 12, 2014 - Written by Editor

IMG_8743Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qeyb galay shir ay isigu yimaadeen madaxada Urur goboleedka bariga Afrika ee IGAD kaas oo ka dhacay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya .

Raisulwasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyey garoonka Aden Cadde xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya .Raisulwasaare Cabdi weli oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shirka laga soo saaray qodobbo muhiim u ah xal u raadinta mushkilada dalka Koonfurta Sudan.

Cabdiweli Sheekh Axmed Raisulwasaaraha DFS ayaa sidoo kale sheegay in uu kulan la qaatay dhigiisa dalka Itoobiya Hailemariam Desalagn, ayna ka wada hadleen sidii labada dal ay isaga kaashan lahaayeen amaanka ,la dagaalanka Al-Shabaab iyo tababarka ciidanka DFS.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online