Sh Ahmed Nuur oo caawa Marti u ahaa Barnaamijka Fataawa – Somsattv

June 13, 2014 - Written by Editor

113Birmingham:-Alxamdulillaah maanta waraysi qiimo badan oo meelo badan taabanayay laguna soo dhoweynayay bisha Ramadaan ee barakaysan ku casuunay barnaamijkii Fataawa – Somsattv,  Sh Ahmed Nuur oo ah Gudoomiye ku xigeenka Gudiga Shuuradda ee Golaha Imaamyadda ee Waqooyiga Maraykanka [[ Executive Chairman – North America Council of Somali Imams ]] waana Imaamka iyo Khadiibka Abubakar Islamic Center oo ku yaala Seattle Washington.

Waxa uu Sh Ahmed Nuur kula dardaarmay umadda islaamka ah in sidii Rasuulka CSW iyo Saxaabadiisii RC loogu diyaar garoobo bishan barakaysan ee Ramadaan, waxa kale ee uu Sh Ahmed Nuur carabaabay in laga diktoonaado oo aan la noqo Ramadaaniyuun ee Allaah SWT 12 bilood oo kale jooga ee aan naga maqnayn la caabudo, Sh Ahmed Nuur wuxuu su’aalo uga jawaabay dad fara badan oo khadka taleefanka kula soo xidhiidhayay Somsattv.

Waraysiga oo dhamaysitran waxaad goor dhow ka daawan doontaan Halgan.net.

Somsattv
Maxamed Ibraahim Abuuhureyra
Birmingham

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online