Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka dhoofay Boosaaso dibna ugu laabtay magaalada Hargeysa

June 20, 2014 - Written by Editor

1Hargeysa:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa saaka dib ugu laabatay magaalada Hargeysa ka dib markii uu isla saaka diyaarada ka soo raacay garoonka diyaaradaha Bander Qaasim ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari isagoo ka degay Garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa abaarihii 10:35 daqiiqo. Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa garoonka diyaaraha ee magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyey culimo iyo madax ka tirsan S/land waxaan uu isla manta uu Khudbadii Jimce uu ka akhriyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Hargeysa.

Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa safar dacwadeed oo qaatay mudo saddex bilaad ah oo uu ku soo maray deegaano badan oo ay soomaalidu degto waxaa la filaayaa in maalinta beri ah uu dib ugu laabto magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

Mu’ssadda Al-karam
Hargyesa, Somalia

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online