Sh.Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro ka jeediyey Jaamacada Burco.[Masawiro]

June 3, 2014 - Written by Editor

6.1Burco:-Sh.Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah oo socdaal dacwo ku marayey deegaano ka tirsan S/land wuxuuna maanta muxaadaro qiimo leh ka jeediyey wuxuuna u jeediyey ardayda Jaamacada Burco. Muxaadarada uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu cinwaankeeda uu ahaa Doorka Aqoonyahanka Muslimka ahi ku leeyahay badbaadada Bulshada.Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadarada uu jeediyey waxaa ka soo qeyb galay ardayda dhigata jamacada burco iyo dadwayne aad u tiro badan.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa aad ugu dheeraday ahmiyada Doorka Aqoonyahanka Muslimka ahi ku leeyahay badbaadada Bulshada wuxuuna ardayda Jaamacada Burco ku booriyey in aqoonyahanku qaado hamiga ummadiisa ,dareemo masuuliyadda ka saaran dadkiisa,iyo inuu ka duwanaado jaahilka isla markaana uu noqdo qof leh tilmaamaha islaamka oo uu diintiisa ku dhaqmo kuna dadaal.

Waxaa kaloo sheekhu kala hadlay ardayda in sugaan shaqadooda iyo cilmigoodaba,iyo talooyin badan oo aqoonta iyo sida looga rabo in aqoonyahanka muslimka ahi u dhaqmo. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sidoo kale galabta ka jeediyey muxaadaro ciwaankeedu yahay guurka iyo faa,iidooyinkiisa masaajidka Al-Madiina ee badhtamaha magaalda burco.

no images were found

Musasat Al-Karam
Burco
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online