Khatarta U dabaal dega Sanadka cusub waa muxaadaraad xul ah.[Dhamaad]
(December 31, 2014)
Boosaaso:-Waa muxaadaraad iyo waraysi ku saabsan u dabaal dega sanadka cusub ee miilaadiga iyo ciidaha gaalada arin kaas oo ah mid aan waafaqsanayn shareecada Islaamka. Culimada Soomaaliyeed ay

(December 31, 2014)
Hargeysa:-Waxaan halkaan caawa idinku soo gudbinaynaa fariinta ama waano ay Culimada Soomaaliyeed uga hadlayaan Xuska ama Dabaal Dega Sannadka Cusub fariintaan waanada ah ayaa waxaa umada Soomaaliyeed

(December 31, 2014)
Kampala :- Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa soo gabagabeeyay muxaadaraad kiisa habeenkii salaasada isagoo ku soo gabagabeeyay fataawa iyo dardaaran uu u jeedinayay dhammaan ummada Soomaaliyeed . Sheekh

(December 31, 2014)
Boosaaso:-Sh Fu'aad Xaaji Nuur oo ka mid ah culimada ku nool degaanada Puntlland ayaa waxaa uu kalimada kooban uu uga hadlay wax ay shareecada Islaamku ay ka qabto in dadka muslimiinta ah ay ciid ka

(December 31, 2014)
Gaalkacyo:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in caawa maqribkii Bam Gacmeed lagu tuuray xarunta Idaacada Radio Gaalkacayo.Bamka lagu tuuray Idaa Zakariye Ismail Xirsi oo lagu soo wareejiyey dowladda Federaalka ee Soomaaliya
(December 31, 2014)
Ceelwaaq:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Zakariye Ismail Xirsi oo ka mid ahaa saraakiisha ururka Al-shabab oo maalintii Sabtidii isku dhiibay

(December 31, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, ka dib markii uu socdaal ku tagay dalka Masar oo uu kulamo kala duwan la soo qaatay mada

(December 31, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shalay booqasho ku tagay degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-12-2014 kormeer shaqo ku tagay Safarkii Wariyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu ee Puntland.[Dhagayso]
(December 31, 2014)
Xaafuun:-Waxaa dhawaan safar shaqo ku tegay deegaanada Puntland weriyaha BBC-da Maxamed Ibrahim Macalimu , waxaan safariisa uu ka soo bilaabay magaalada Gaalkacyo ilaa Xaafuun isagoo dhulka maraya wax

(December 31, 2014)
Laascaanood:-Waxaa shalay ka bilowday Imtixaanadii Teeramka Dhexe ee Sanandka Dugsiyeedka 2014/2015 Dugsiga Hoose Dhexe ee Imaamu Shaafici Magaalada Laascaanod ee xarunta Gobolka Sool. Imtixaank
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|