
(May 28, 2015)
Nashville :-Mu’tamarkii Islaamiga ahaa ee 15-aad ee uu soo qaban qaabiyey Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika ayaa kusoo gaba gaboobay si wanaagsan. Mu’tamarka ayaa magaciisa sanadkaan loo doortay

(May 28, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-5-2015 si rasmi ah u daahfuray mashruuca lagu balaarinayo Dekeda magaalada Boosaaso ee xar

(May 28, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ah ugu kicitimay dalka dibadiisa, wuxuna magaalada Nairobi kulamo ku

(May 28, 2015)
Denmark:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Aarhus iyo nawaaxigeed in Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud uu muxaadarooyin ka jeedin doono Masjidka Al-Taqwa

(May 28, 2015)
Kismaayo:-War goordhaw na soo gaaray ayaa sheegaya in Allaha u naxariistee uu xalay ku geeriyooday gobalka J/dhexe Sheekh Xasan Cabdille Xirsi “Sheekh Xasan Turki oo ahaa Sheekh si weyn looga yaqaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|