Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay Qardho xarigana ka jaray wado cusub oo Laami ah.[Cod/Masawiro]
(May 21, 2015)
Qardho:-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo kasoo ambabaxay caasumada Puntland ee Garowe ayaa shacabka magaalada Qardho waxa ay uga hortageen duleed
Guddiga shirka wadatashiga beelaha Puntland oo shaaciyay xilliga iyo goobta lagu qabanayo shirka
(May 21, 2015)
Garowe:-Gudiga qabanqaabada shirka wadatashiga beelaha Puntland ayaa galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay wakhtiga iyo goobta lagu qabanayo shirka wadatashiga beelaha wada dega Puntland waxaana ay shirja
Shirkada xawaalada ee Amal oo lacag gaaraysa $20,000 ugu deeq day qaxootiga yemen kuna wareejisay Al-minhaaj.[Masawiro]
(May 21, 2015)
Boosaaso:-Xalfad aad loo soo agaasimay oo ka dhacday xafiiska guud ee Mu’asasadda Al-minhaaj , ayaa bankiga xawilaada ee Amal uu deeq lacageed   oo ay ugu tabarucday qaxootiga ka soo cararaya da
Suldaan Cabdiqani Qorane oo lagu soo dhaweeyey degmada xarfo.[Masawiro]
(May 21, 2015)
Xarfo:-Waxaa maalinti shalay lagu soo dhaweeyey degmada Xarfo ee gobolka Mudug wafdi uu hogaami nayo Suldaanka cusub ee Beesha Maxamed Cumar (Cumar Maxamud) Sh. Cabdi qani Qorane Maxamed oo dhawaan be
Boqor Burhaan oo wareysi siiyey Idaacadda BBC-da qeybta Af-Soomaaliga. [Dhagayso]
(May 21, 2015)
Cape-Town:-Boqor Burhaan Boqor Muuse oo weli socdaal ku jooga dalka Koonfur Afrika ayaa wareysi dheer oo uu siiyey Idaacada BBC-da Qeybta Af-Soomaaliga waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo la xiriira s
Madaxweynaha DFS “ Dowladda Soomaaliyeed waxay diyaar u tahay inay qabato wax walba oo ay kari karto.”
(May 20, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa Madaxtooyadda kulan kula qaatay guddiga bad baadinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalka Yemen iyada oo ay kulan
Baarlamaanka DFS oo Markab u kireeyey ku dhowaad 1000 Qaxooti Soomaali ah
(May 20, 2015)
Yemen:-Saakay abaare 08:30 waxaa dekedda magaalada Berbera soo gaaray markab uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u kireeyey ka qeyb qaada shada gurmadka qaxootiga Soomaaliyeed ee naftooda kala soo c
Madaxweyne Gaas oo kulan la qaatay Saraakil ka tirsan ciidanka Puntland oo dalka dibadiisa tababar ku soo qaatay[Masawir]
(May 20, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta aqalka Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe kullan kula qaatay saraakiil ciidan oo katirsan ci
Qaar ka mid ah Jaaliyadda Leicester oo deeq lacag ah gaarsiiyey gudoomiyaha gurmada culimada ee Boosaaso[Masawiro]
(May 19, 2015)
Leicester:-Waxaa Alle mahadiisa in qaar mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester ay gurmad u fidiyeen iyagoo ajiibaya codsigii Sh Daahir Aw-cabdi walaalahood Soomaaliyeed ee ka so
Shirkaddaha Ganacsiga Boosaaso oo Ajiibay codsigii culimo’udiinka Soomaaliyeed amabixiyeyna tiro badan oo ka mid ah Qaxootigii ka Yimid Yeman
(May 19, 2015)
Boosaaso:- Shirkadda Isgaarsiinta Golis ayaa ugu horaysay wax ajiiba qayla dhaantii culimada dalka Soomaaliyeed ee ku aadanaa in loo gargaaro qaxootiga ka soo barakacay Yemen waxayna maalinimadii

« Previous PageNext Page »