Madaxweynaha dowladda Puntland oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey VOA.[Dhagayso]
(February 27, 2016)
Washington D.C:-Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka, waxaa maanta diyaar ku ah Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas. Barnaamijka waxa soo saaray, isla markaasina idin la Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulamo la qaatay Madax sare oo ka tirsan Waddanka Maraykanka.[Masawiro]
(February 27, 2016)
Washington DC:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo oo dhowaan gaadhey magaalada Washington DC ee Xarunta Waddanka maraykanka ayaa waxaa soo dhowey R/Wasaare Cumar oo cambaareeyey Qaraxii xalay ka dhacay Taaladda SYL
(February 27, 2016)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareeyey Qaraxii Argagixiso ee xalay ka dhacay Taalada SYL. Wuxuuna tacsi u diray ehela Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo Ganacsatada Bosaaso kala hadlay abaaraha.[Masawiro]
(February 27, 2016)
Boosaaso:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ahna kusimaha MadaxwEynaha isla markaana ah guddoomiyaha guddiga abaaraha ee Dawladda Puntland oo uu w Nadwo Cilmiyeed diini ah oo si rasmi Ah uga bilaabatay Masjidka Al-Huda ee Finland (Masawiro)
(February 27, 2016)
Nadwo Cilmiyeed diini ah Ayaa si rasmi ah waxay ugu bilaabatay Masjidka Al Hudaa ee dalka Finland Nadwadaan ayaa waxaa loogu talagalay in Lagu bixiyo Muxaadaraad kala duwan waxaan Khasaaraha weerarkii xalay lagu qaaday Hotelka SYL oo sii kordhay .
(February 27, 2016)
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay sii korortay khasaarihii ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee xalay lagu qaaday Hotel SYL In ka badan 15 qof ayaa ku dhintay qaraxy Weerar Caawa fiidkii lagu qaaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho
(February 26, 2016)
Muqdisho:-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar caawa fiidkii lagu qaaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho waxaana weerarka uu ahaa weerar ismiidaamin ah waxaana xigay dagaaal toos ah oo dhexmar Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Kuwait (Masawiro)
(February 26, 2016)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo dalka Masar uga qeybgalay shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha Carabta ayaa kulan gaa Faaqidaadda: Shirka Istanbul ee Arrimaha Soomaaliya.[Dhagayso]
(February 26, 2016)
Istanbul:-Magaalada Istanbul waxaa dhowaan lagu soo geba geebeyey shirkii Iskaashiga Heerka sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya iyo ku Warmurtiyeed:Madasha Iskaashiga Heerka Sare ee Heerka Wasiir Istanbul 23-24 Febraayo 2016
(February 26, 2016)
Wakiillo ka kala socda 46 dal iyo 11 hay’adood oo caalami ah ayaa iskugu yimid magaalada Istanbul 23ki iyo 24ki Febraayo 2016 si ay uga qaybqaataan shirka sadexaad ee heer Wasiir ee Madasha Iskaashi
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|