Mutamar Islaami ah oo ay soo qabanqaabisay Mu’ssadda Irshaad oo ka dhici doona dalka Ingriiska
(August 16, 2016)
London:-Waxaan 28.08.16  ka dhici doona magaalada London Mutamar Islaami ah oo ay ka qayb geli doonaa culimo Soomaaliyeed ayna soo qaban qaabisay Mu’ssadda Irshaad, oo ah Mu’ssaso ka shaqaysa dac
Madaxweynaha dawladda Puntland oo Garoowe kulan kula qaatay hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka hawl-gala Puntland
(August 16, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 Agoosto, 2016 Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay hay’adaha Qaramada Midoobey ee fadhigoo
Madaxweynaha dawladda Puntland oo kulan la qaatay Taliska Booliska Puntland.[Masawiro]
(August 16, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 Agoosto, 2016 Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Kusimaha Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, ku
Kismaayo oo laga hirgaliyey hogaanka isgaarsiinta Booliiska Soomaaliyeed.[Masawirro]
(August 16, 2016)
Kismaaayo:-Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo Taliyaha Ciidadamada Booliska Soomaaliya Maxamed Sh, Xassan Xaamud ayaa Maanta kormeer
Madaxweynaha DFS oo qurbajoogta ku ammaanay kaalinta ay ka qaataan dib u dhiska dalka
(August 16, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqey qurbajoogta Soomaalida inay sii labanlaabaan dadaaalkooda ku aaddan dib u dhiska iyo horumari
Ciidamada PSF iyo DANAB oo gaari iyo hub ku qabtay Koonfurta Gaalkacyo.[Masawiro]
(August 15, 2016)
Gaalkacyo:-Ciidamada PSF ee dowladda Puntland iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ee DANAB ayaa waxaa ay howl gal ay ka fuliyeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku soo qabteen gaari uu lahaa madaxii
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka
(August 15, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah qalinka ugu duugay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka.
Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug waxaan soo saarnay amaro lagu xaqiijinayo nabadgelyada Gaalkacyo.[Dhagayso]
(August 15, 2016)
Gaalkacyo:-Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug C/waaxid Cabdulle Awdoon oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in amaro ay ku soo saareen dhalinyaro wareejina Alaabo iyo weliba shaqaalaha ka shaqeey
Madaxweynaha S/land Axmed Siilaanyo oo isku shaandheeyey golahiisa xukuumadda
(August 15, 2016)
War Saxaafadeed: 14/08/2016. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4161/082016 uu caawa magacaabid, isku b
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyey sharci cusub.[Dhageyso]
(August 14, 2016)
Madaxweynaha dowladda federaalka Somalia Xassan Sheekh, ayaa maanta Muqdisho ku saxiixay sharciga dhismaha guddiga xuquuqda aadanaha. Madaxweynaha ayaa sheegay in sharcigan uu ka tarjumayo muhiimaddu

« Previous PageNext Page »