Dowlada Puntland oo Hambalyo u dirtay maamulka cusub ee Hirshabeele
October 22, 2016 - Written by Editor
Garoowe:-War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa hambalyo iyo taageero u diray Maamulka cusub ee dhawaan lagu dhisay magaalada Jowhar ee Hir Shabeel.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeed ay Puntland ku taageertay Maamulka Hir Shabeel.[nggallery id=1864]
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

