Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wasshunnah oo si adag uga hadashay Weerarka Xuutiyiinta Ee Mecca (Bayaan)
October 31, 2016 - Written by Editor
Garoowe:-Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wasshunnah oo ah ayaa waxaa ay si adag uga hadashay weerarkii kooxda Shiicada ee Xuutiyiinta ay ku qaadeen magaalada barakeysan Mecca oo ah qiblada Muslimiinta waxaana ay baaq u jeedisay umada Muslinka ah meel walba ay joogaa.
Nuqul ka mid ah Bayaanka ay soo saareen Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wasshunnah ayaa waxaa uu soo gaaray Shabakada Warar Halgan.net waxaan uu u qoranaa Sidan[nggallery id=1874]
Halgan.net
Mecca

.gif)

