Madaxweynaha Jubaland oo bogaadiyay doorashadii Xildhibaanada Aqalka sare ee Jubbaland

October 19, 2016 - Written by Editor

axmedKismaayo:-Waxaa maanta lagu qabtay  magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose  Doorashada xubnaha aqalka sare u matali doona Maamulka Jubbaland waxaan ku guulaystay ilaa 8 xubnood oo kala ah:-

1. Maxamed Faarax Xujaale oo ka guulaystay Cabdi Maxamed Tarax

2. Ahmed Xaashi oo ka guulaystay Dr. Maxamed Cabdi Gaandi

3. Jeneraal Cabdullahi Sh Ismaaciil Fartaag oo ka guulaystay Saynab Cabdi Samoow

4. Iftin Xasan Iimaan oo ka guulaystay Nuur Salaad

5. Axmed Cumar oo ka guulaystay Aadan Cumar

6. Mowliid Xuseen Guhaad oo ka guulaystay Cabdi Barre Ibraahim

7. Axmed Cabdi Xafiid oo loogu dhowaaqay inuu ka guulaystay ka dib markii ay tartanka ka baxdaay Muslimo Cabdiraxmaan.

8. Faadumo Xasan Aadan oo ka guulaysatay Waris Cabdi Maxamuud.

Dhinac kale Madaxweynaha maamulka jubbaland Axmed Maxamed Islaan ayaa soo dhaweeyey xubnaha uga mid noqonaya Aqalka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya isgoo soo saaray warsaxaafeeedka hoos ku xusan:-

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online