Mu’asasada Alminhaaj Xafiiskeeda G/Nugal Oo Tababar U soo Xirtay Boqolal Arday Ah (Masawiro)

October 11, 2016 - Written by Editor

dsc_0054Garowe:-Waxaa Masjidka Al-Huda Magaladda Garowe lagu soo gabagabeeyay Dowro Ay Bixinayeen Culimo Fasax Kujoogay Magaalada Culimadaas oo Kamid ah Culimada Wax Kabarata Macahadka sare Ee Ducaada Oo Kuyaal Hargaysa Culimadan  Oo Gaaraya 6 Ayaa Gudanayay waajibka Diimeed ee kasaaran Bulshadooda Muslimkaa.

Xaflada lagu soo Xirayay Dowrada Oo Ahayd Mid Siheer Sare Ah Loo Soo Agaasimay  waxaa kasoo qayb galay Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj / Culimo Aw diin /Isimo Ganacsato Iyo Marti Sharaf Kaloo Badan  waxayna Dhamaan qireen in Dowradu ay ku soo beegan tay Waqti loo baahnaa Waxayna Bogaadiyeen Culimadii Isku howlay In ay Bulshadooda ugud biyaan Cilmigii ay soo Xan baareen .

Dowrada oo socotay Mudo 6Lixbari ah waxaa ka faa iidaystay Ardayda Kabadan 2000 oo wax kabarata Qaybaha kaladuwan ee waxbarashada Sida Dugsiyada Sare/Macaahida /Jaamacadaha Iyo Meelaha lamidkaa Mudadii ay socotay Tababarkaani waxaa ay Ahayd Mid Siwanaagsan Looga faa iidaystay Sida ay Sheegeen Ardaydii Qaadatay Tababarkaan.

Ugu danbayntii Shekh Mukhtar Axmd Farax oo ah gudoomiyaha golaha fulinta Alminhaaj Nugaal Iyo Musdafe Daahir oo ah Hormuudka Xafiiska Tacliinta Ee Mu’asasada  Ayaa si wada jir ah U balan qaaday in ay sii wadi doonaa Dadaalka loogu jiro sidii bulshada loogu faa iidayn lahaa .

Nuur Jaamac Aadan Garowe

 

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online