Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalka Gaalkacyo (Daawo)
October 7, 2016 - Written by EditorGaroowe:– Afhayeenka Madaxtoyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel ayaa waxaa uu shir Jaraa’id ugu qabtay bahda warbaahinta xarunta Madaxtooyada Puntland waxaana uu faahfaahin ka bixiyey iska horimaad saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Puntland.
Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel ayaa waxaa uu sheegay dagaalka saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo in ay soo qaadeen Galmudug iyo Al-Shabaab wuxuuna shaaciyey in Maamulka Galmudug uu masuuliyada khasaaraha dagaalka uu qaadi doono.
Maamulka Galmudug ayaan wili ka hadlin eedeynta Puntland u jeedisay Maamulka Galmudug warsaxaafadeedka Puntland ayaa waxaa uu u qorna sidan.
no images were found
M_M Deeq
Halgan.net