Sharmaarke,Faroole ,Jurille ,Farxaan Xusen oo ku guuleystay xubinnimadda Aqalka Sare.

October 20, 2016 - Written by Editor

5i2a7022-816x544Garoowe:-Ra’isul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guulaysatay xubinnimadda Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya, isagoo helay 47 cod halka aamnino Aadan ay heshay 17 cod.Madaxweynaha hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ku guuleystay xubinnimadda Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya wuxuna helay 59 halka Cabdi Mahad Oo isna uu heley 5 Cod.

Dhinaca kale C/risaaq Cismaan Xasan (Jurile) ayaa ku guuleystay xubinnimadda Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya Oo Helay 33-Cod halka Hodan ismaaciil Cilmi Oo Iyaduna Heshay 32-Cod.

Farxaan Cali Xuseen ayaa ku guuleystay xubinnimadda Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya wuxuuna helay 35-Cod halka Cali Ismail Giir uu helay 29 cod.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2016
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online