Madaxweyne Gaas oo Nairobi kula kulmay Danjirayaasha dalalka Maraykanka, Jarmalka iyo Talyaaniga u fadhiya Dalka Soomaaliya.
(December 9, 2016)
Nairobi:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo u jooga Dalka Kenya ayaa maanta 09 December 2016 kulan kula qaatay magaalada Nairobi Sa
Gudoomiyaha degmada Qandala oo laga waraystay xaalada degmada Qandala.[Dhagayso]
(December 9, 2016)
Qandala:-Gudoomiyaha degmada Qandala Maxamuud Jaamac Khuurshe, oo waraysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir ayaa waxaa  uu uga waramay xaalada guud ee degamada Qandala ka dib markii ay ciidamada Punt
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaranka ee ka socday Muqdisho oo qodobo laga soo saaray
(December 9, 2016)
Muqdisho:-Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka. Kulanka waxaa shir guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xas
Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Jen.Siciid Maxamed oo ka waramay dagaalkii ka dhacay degmada Qandala.[Dhagayso]
(December 8, 2016)
Gaalkacyo:-Taliyaha ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland Jen.Siciid Maxamed Xirsi ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey golaha1960 uga waraymay xaalada nabadgelyo ee deegaanada Puntland iyo dagaalad
Gudiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray
(December 8, 2016)
Garoowe:-Gudiga doorashooyinka dadban ee heer Puntland ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u shaaci yeen in dib loo bilaabi doono qabashada doorashooyinka Golaha Baarlamaanka Aqalka hoose iyagoona xusay
Puntland oo saxaafadda u soo bandhigtay qaabkii ay dib ugu qabsadeen degmada Qandala.[Cod/Maswiro]
(December 7, 2016)
Qandala:-Taliye Ku Xigeenka Labaad ee Ciiidanka Daraawiishta dowladda Puntland Cabdi Axmed Caashi oo lagu Naynaaso Bro oo Hogaaminaya Ciidanka Daraawiishata Puntland ee Qandala Qabsaday ayaa waxaa uu
Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamigaa Puntland Shire Xaaji oo bixiyey waraysi isagoo ku sugan degmada Qandala.[Dhagayso]
(December 7, 2016)
Boosaaso:-Wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamigaa ee dowlada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa faah faahiyay qaabka  ay ciidana Puntland dib ugu qabsadeen degmada Qandala ee Gobolka Bari. Wasiirka
Ciidamada dowladda Puntland oo la wareegay gacan ku haynta degmada Qandala
(December 7, 2016)
Boosaaso:-Ciidamada dowladda Puntland ayaa saaka la wareegay gacanta ku haynta degmada Qandala ee gobolka Bari ka dib markii ay howl galo ay ka wadeen degaamada ku xeeran degmada Qandala ay soo afmeer
Maama Xabiibo Kaahiye Ali oo xalay ku geeriyootay dalka Talyaaniga.
(December 6, 2016)
Leicester:-Maamulka Masjidka Ibu Cutheymiin iyo ducaadiisa waxaa ay halkaan ugu tacsiyeynayaa dhamaan Reer Abdulqadir Yusuf , Reer Kaahiye iyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Maama X
Wararkii ugu danbeeyey dagaal goosgoos ah oo ka socda Duleedka Qandala
(December 6, 2016)
Wararka ka imanaya magaalada Boosaso ayaa sheegaya in hawlgal milatari uu xalay ka dhacay meel 34 km jirta magaalada Qandala oo lagu magacaabo Madlaxo, sida ay noo sheegeen ilo wareedy

« Previous PageNext Page »