Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Sadiiq ee Nairobi Sh Dr Aadan Sh Cali.[Daawo]
(December 5, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ee Masjidka Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sheekh Dr Aadan Sh Cali wuxuuna kaga hadlay Maraatibta Dii
Golaha dacwada ee albayaan oo Tacsi u diray eheladii Sh Saciid Cali Cismaan (Saciid Qalinle)
(December 5, 2016)
Golaha dacwada ee albayaan wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehaladii iyo asxaabtii uu ka baxay Sh. Saciid Cali Cusmaan (Saciid qalinle) oo 3-12-2016 salaaddi maqribnimo kadib gaadmo lagu dilay maga
Dagaalo goos goos ah oo u dhexeeya Puntland iyo Daacish ka socda duleedka Qandala.
(December 5, 2016)
Boosaaso:-Dagaalo goos goos ah oo u dhexeeyay Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland iyo kooxda Daacish ayaa ka dhacay duleedka degmada Qandala ee gobalka Bari. Dagaalka ayaa inta badan wuxuu ka dhacay b
Ha,yada Culumada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay dilkii Sh Saciid Qalinle (Akhriso)
(December 5, 2016)
Muqdisho:- Hay,ada culumada Soomaaliyeed ayaa maanta bayaan qoraal ah ka soo saartay dilkii naxdinta lahaa ee shalay magaalada Muqdisho loogu geystay Sh. Siciid Cali Cismaan (Saciid Qalinle) alaha u n
Sheekh Maxamuud Shible oo tacsi u diraya Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(December 4, 2016)
Hindiya  Howlwadeenada iyo dhamaan Maamulka Shabakada Halgan.net ayaa waxay tacsi gaara u dirayaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo wiil yar uu dhalay  uu ku dhintay dalka Hindiya  waxaana alle uga bar
Taliyaha Ciidanka Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo ka warbixiyey Qandala.[Dhagayso]
(December 4, 2016)
Boosaaso:-Taliyaha ciidamada Badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda VOA ayaa sheegay in ay ku dhow yihiin degmada Qandala oo ay doonayaan inta aysan geli
Xaflad lagu soo gunaanaday tartankii kooxaha raabidada ee dalka Sudan.[Masawiro]
(December 4, 2016)
Sudan:-Habeenimadii jimcaha ee ku beegnayd 2/12/2016 ayaa waxaa ka dhacday caasimada Khartuum ee wadanka Sudan, xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo gunaanaday tartan mudo bil ah u soo
Jamaacada Al-ictisaam oo soo saartay tacsi iyo baaq ku saabsan dilkii Sheekh Siciid Qalinle.[Akhriso]
(December 4, 2016)
Muqdisho:-Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wassunnah oo maanta bayaan qoraal ah ka soo saartay dilkii naxdinta lahaa ee xalay magaalada Muqdisho loogu geystay Sh. Siciid Qalinle ayaa ku tilmaantay di
Mu’assasada Al-minhaaj faraca Gobolka Bari oo magaalada Boosaaso ka bilowdey olole dacwadeed.[Masawiro]
(December 3, 2016)
Boosaaso:-Mu’asasada Minhaaj G.bari ayaa waxay ka bilowday gudaha Magaalada Boosaso Olole Dacwadeed.Ololahaan oo u jeedkiisu ahaa wacyigelinta Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa waxaa ka mid ahaa H
Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays oo ka waramay dagaal dhex maray Daacish iyo Ciidanka Puntland.[Dhagayso]
(December 3, 2016)
Boosaaso:-Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Puntland ayaa markii ugu horraysay ka hadlay hawlgalka milatari ee ka dhanka ah maleeshiyada taabcsan ururka Daacish ee muddada 37-ka maalmood ah gacanta k

« Previous PageNext Page »