Jamaacada Ictisaam iyo Hay,ada Culumada oo ka tacsiyeeyey geerida Sh C/laahi Sh Cumar (Akhriso)
September 16, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wassunnah iyo Hay,ada Culumada Soomaaliyeed ayaa umada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii ku timid Alaha u Naxariistee Sheekh Claahi Sheekh Cumar Nuur (Abu C/raxmaan ) oo ka mid ah culumada waaweyn ee dalka Soomaaliya dowr weyna ka soo qaatay faafinta Dacwa Salafiga.
Hoos ka Akhriso Bayaanka Tacsida ee Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wassunnah iyo Hay,ada Culumada Soomaaliyeed.
no images were found
Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta taariikh nolaleedka Sheekh Claahi Sh Cumar Inshalaa
Halgan.net
Muqdisho