Jamaacada Ictisaam iyo Hay,ada Culumada oo ka tacsiyeeyey geerida Sh C/laahi Sh Cumar (Akhriso)
September 16, 2017 - Written by Editor
Muqdisho:-Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wassunnah iyo Hay,ada Culumada Soomaaliyeed ayaa umada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii ku timid Alaha u Naxariistee Sheekh Claahi Sheekh Cumar Nuur (Abu C/raxmaan ) oo ka mid ah culumada waaweyn ee dalka Soomaaliya dowr weyna ka soo qaatay faafinta Dacwa Salafiga.
Hoos ka Akhriso Bayaanka Tacsida ee Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaabi Wassunnah iyo Hay,ada Culumada Soomaaliyeed.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2298″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta taariikh nolaleedka Sheekh Claahi Sh Cumar Inshalaa
Halgan.net
Muqdisho

.gif)

