Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gal-Mudug “Diyaaradaha Muqdisho way ku degi karaan Garoonka degmada Cadaado
September 28, 2017 - Written by Editor
Cadaado:-Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gal-Mudug oo sheegay in uu yahay Ku simaha Madaxweynaha ee Gal-Mudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku sheegay in aysan jirin wax duulimaad ah oo diyaaradaha looga joojiyey aysan jirin diyaaradihii imaan jiray garoonka diyaaradaha degmada Cadaado.
Hoos ka Daawo warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gal-Mudug Maxamed Xaashi Cabdi
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2320″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/cawaale
Halgan.net

.gif)

