
(October 26, 2018)
Laascaanood:- Sh.Axmed Maxamed Saleebaan oo ka mid ah culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya deegaan ahaan ku nool magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool oo caawa Halgan.net xiriir la samay Sh Maxamed Umal oo si adag uga hadlay dagaalada Tukaraq dhuumey iyo Colaada Oromada iyo Soomaalida (Daawo)
(October 26, 2018)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay m

(October 25, 2018)
Garoowe:-Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa waxaa lagaga jawaabay qoraalkii shalay ka soo baxay xafiiska wasiirka maaliyada DFS kaasi oo

(October 25, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 25 Oct 2018 soo xidhay shirka 4-aad ee Madasha Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Fadaraalka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland oo ruqsadii kala noqotay Tv-ga SBSTV
(October 25, 2018)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba waxaa lagu cadeeyey in ay ruqsaddii kala noqotay Telefishin lagu magacaabo SBS TV Wasaarada warfaafinta

(October 25, 2018)
Garoowe:-Waxaa goor dhawayd la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda maamul goboleedyada dalka kaas oo ka socday magaalada Garoowe wuxuuna socday mudo Afar maalmood ah .Shirka golaha iskaashiga Maamulgoba

(October 24, 2018)
Madaxweynaha Itoobiya, Mulatu Teshome, ayaa la filayaa inuu berri baarlamaanka waddankiisa u gudbiyo isticqaaladiisa is casilaadda. Sida uu ku soo warramayo wariyaha BBC ee Itoobiya, C/naasir Xikam

(October 24, 2018)
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta saraakiisha ciidanka xoogga dalka kula hadlay xarunta wasaaradda difaaca dalka iyo taliska ciidanka xoo Golaha Walaalaynta iyo Qabyaalad diidka oo baaq nabadeed u diray beelaha ku diriraya Gobolka Sool
(October 23, 2018)
Garoowe:-Waxaan ugu baaqaynaa isimada, cuqaasha, siyaasiyiinta, culimada iyo dhammaan waxgaradka beelaha Qayaad iyo Bah-ararsame inay si wadajir ah ugu istaagaan joojinta dagaalada xasuuqa iyo dab Sh Fu’aad Xaaji Nuur oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya Gobolka Sool.[Video]
(October 23, 2018)
Boosaaso:-Sh fu'aad Maxamuud Xaaji Nuur oo ka mid ah culimada Somaaliyeed eek u nool magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa uu baaq nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku d
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|