Madaxweynaha JFS Maxamed Claahi Farmaajo oo gaaray Garoowe
January 26, 2019 - Written by Editor Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland.
Madaxweynaha JFS ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Jen Maxamed Abshir waxaana soo dhaweeyey Madaxweynaha dowlada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ,mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha xukuumadda Puntland iyo dadweyne faro badan.
M_M Deeq
Halgan.net