Madaxweynaha JFS Maxamed Claahi Farmaajo oo gaaray Garoowe

January 26, 2019 - Written by Editor

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland.

Madaxweynaha JFS ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Jen Maxamed Abshir waxaana soo dhaweeyey Madaxweynaha dowlada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ,mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha xukuumadda Puntland iyo dadweyne faro badan.

M_M Deeq
Halgan.net


Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online