Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo soo saaray wareegto Cusub

January 13, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray wareegtadii labaad muddo todobaad gudahood, tan iyo markii uu ku guuleysta Madaxweynha Puntland .

Madaxweynaha Puntland ayaa joojiyay dhammaan canshuur dhaafkii loo sameynayay hey’daha dowladda iyo kuwa caalamiga ah, laga bilaabo 12 bishan Janaayo si looga hor tago wax is daba marin iyo musuq maasuq.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online