Live u Daawo Doorashada Gudoomiyaha iyo Ku-xigeenada Barlamaanka Puntland.
(January 4, 2019)
Garoowe:-Waxaa haatan si habsami leh uga socda hoolka golaha Baarlamaanka dowlada Puntland -Doorashada Gudoomiyaha iyo Ku-xigeenada Barlamaanka Puntland waxaana ay haatan jedinayaan khudbadahoo Aqalka Sare oo sheegay inuu joojiyay wada shaqeyntii Golaha baarlamaanka (Akhriso)
(January 3, 2019)
Gudoomiyaha-Aqalka-sare-Cabdi-Xaashi Muqdisho:-War Qoraal ay soo saareen guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa waxaa lagu sheegay in ay joojiyeen wadashaqeynta ay la lahaayeen Golaha baarlamaan Puntland oo ku celisay in go’aankii lagu joojiyey masuuliyiinta Federaalka uu sidiisii yahay
(January 3, 2019)
Garoowe:-Warsaxaafadeedka soo baxay caawa xarunta madaxtooyada dowladda Puntland ayaa ku celisay in iyadoo la ilaalinayo xasiloonida iyoDowladnimada, in Amarkii Wasaarada Amnigu uu si Shirka Musasada EMA ee 5aad oo ka socda magaalada Örebro ee dalka Sweden (Masawiro)
(January 3, 2019)
Örebro:-Waxaa saaka ka furmay magaalada Örebro ee dalka Sweden Shirka Musasat EMA (European Muslim Association) kulankeedii 5aad waxaan ka soo qeyb galay wufuud culumo iyo ducaad ah kuwa Shirka Golaha Wasiirada Juba Land oo lagaga hadlay howlgalka xoraynta Jubbada Dhexe .
(January 3, 2019)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha Xukuumada ee Barlamaanka Puntland oo Doortay Gudiga Doorashada Guddoonka Barlamaanka
(January 2, 2019)
Golaha cusub ee wakiilada Puntland ayaa maanta doortay oo uu ansixiyey 7-xubnood oo uu ka kooban yahay guddiga doorashada Puntland 2019. M_M Deeq Halgan.net DFS oo ku dhawaaqday in dalka uusan ka sii shaqeyn karin Nicholas Haysom
(January 1, 2019)
Muqdisho:-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom aanu ka shaqeyn karin Soomaaliya.ka dib markii ay ku eedeysay in uu farag Xildhibaanada Cusub ee Dowlada Puntland oo Gudoomiye KMG ah doortay
(January 1, 2019)
Xildhibaanada Cusub eee Barlamaanka Dowlada Puntland ayaa maanta waxay guddoomiye kumeel gaar ah u doortay xildhibaan Xuseen Xaaji Yaasiin Diiriye, oo ah Xildhibaanka ugu da’ada weyn baarlamaan
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|