Puntland oo ku celisay in go’aankii lagu joojiyey masuuliyiinta Federaalka uu sidiisii yahay
January 3, 2019 - Written by EditorGaroowe:-Warsaxaafadeedka soo baxay caawa xarunta madaxtooyada dowladda Puntland ayaa ku celisay in iyadoo la ilaalinayo xasiloonida iyoDowladnimada, in Amarkii Wasaarada Amnigu uu sidiisii yahay, waxna aan lagabadeli doonin.
Go’aanka ka soo baxay caawa madaxtooyadda Puntland ayaa ku soo beegmay xili maanta warbaahinta ay magaalada Garoowe kula hadleen odayaal sheegay in cidwalba oo aan damni ka gelin Puntland oo Soomaali ah ay imaan karaan deegaanadaPuntland.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay madaxtooyada dowladdaPuntland
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net