Siciid C/laahi Deni oo ku guulaystay xilka Madaxweynanimada Puntland

January 8, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa dhawaan soo dhamaatay tartankii xilka Madaxweyna nimada dowladda Puntland oo wareegii 3aad ay iskugu soo hareen Gen. Asad Cismaan Abdulaahi Daino iyo S iciid C/laahi Deni, Wareega 3aad ayaa waxaa codadka loo kala hellay Siciid C/laahi Deni 35 cod , Gen.Asad Cismaan C/laahi Daino 31 cod sidaas darteed  waxaa ku guulaystay xilka Madaxweynaha dowladda Puntland ee 5 sano ee soo socota Siciid C/abdullahi Deni.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,218 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>