Taliska Mareykanka ee AFRICOM oo sheegay in 52 Al-Shabaab ku dileen duqeyn

January 19, 2019 - Written by Editor

Qoraal ka soo baxay Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay duqeyn cirka ah ku dileen 52 xubnood oo ka ka tirsanaa ciidanka kooxda Al Shabaab ka dib markii ay weerareen Saldhig Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ku lahaayeen Baar Sanguuni.

Mareykanka ayaa sheegay in duqeynta ay ku dileen illaa 52 ka tirsanaa kooxda Al Shabaab kuwaas oo gawaari ay saarnaayeen lala helay Gantaalo .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online