Maamulka PL ee Gaalkacyo oo amar dul-dhigtay Hay’addaha ka howlgalla Gobalka Mudug
July 17, 2019 - Written by EditorGaalkacyo:-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa waxaa lagu amray Hay’addaha caalamiga , kuwa gudaha iyo weliba shirarka la qabanayo in lala socod siiyo maamulka Gobolka Mudug.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ay ka soo saartay Shirarka.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net