Dood Ku saabsan Khilaafka u dhexeeya DFS iyo Dowlad Goboleedyada.[Video]
March 6, 2020 - Written by EditorGaroowe: Waa Dood Ku saabsan Khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada, Doodan waxaa soo qaban qaabiyey Dalladda Ururada aan dowliga ahayn ee Puntland (Punsaa),
Dooda ayaa waxaan ka qayb qaadanaya Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ahna xubin ka tirsan Aqalka sare iyo weliba Prof Jurilla oo ah xubin ka tirsan Aqalka sare kana mid ah aasaasayaashii Puntland
Hoos ka Daawo doodka ay soo qaban qaabiyeen Punsaa kan dhacday Garoowe
M_M_Deeq
Halgan.net