Puntland oo Hub iyo Gaadiid kala duwan ku waareejisay Gal-Mudug.[Masawiro]

August 29, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Masuuliinta gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland ayaa maanta shir wada jira waxay ku qabteen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana ay ka wada hadleen siddii ay isaga kaashan lahaayeen dagaalka ka dhanka ah kooxda caadeystay daadinta dhiiga shacabka Muslinka ah ee Soomaaliyeed.

Kulanka ka dib ayaa Puntland waxay hub iyo gaadiid dagaal ku wareejisay Maamulka Galmudug si loo xoojiyo dagaal ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda deegaannada Koonfurta gobalka Mudug.

Wasiirka amniga Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa Puntland uga mahad celiyay sidda ay u garab taagan yihiin walaalahood Gal-Mudug kuwaas oo dagaal kula jira kooxda Al-Shabaab ee dhibaatada weyn ku haya deegaanada ka tirsan gobalka Mudug oo maamul ahaan hoos taga Gal-Mudug

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
August 2021
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online