Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Gudoomiyaha Aqalka sare iyo RW-ku xigeenka
(August 1, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi C/laahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mah
Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray Dhismaha Bangiga dowladda Puntland.[Masawiro]
(August 1, 2021)
Garoowe :-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Dowladda Puntland. Bangiga waxaa dhistay Dowladda Puntland iyadoo uu
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xariga ka jaray Dhismayaasha cusub ee Madaxtooyada Puntland.[Masawiro]
(August 1, 2021)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismeyaasha cusub ee lagu soo kordhiyay Madaxtooyada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa kor