Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin dilay Bootaan Cowl
(September 30, 2021)
Garoowe:-Ciidamada Booliiska Qaybta Gobolka Nugaal ayaa ku guuleystay in soo qabtaan Maxamed abdulqadir muuse (afdheere )oo xalay galinkii danbe laanta hawada ku dilay Marxuum bootaan cowl oo ahaa ni
Ciidamo ka tirsan Puntland oo tababar loogu soo xiray Dugsiga Tababarka ee Gen. Carays [Masawiro/Video]
(September 30, 2021)
Gaalkacyo:-Muunasabada soo xirtaanka Tababarka waxaa ka soo qaybgalay Guddiga dib u habeynta Ciidamada oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cab
Lix Senator oo ka mid ah Aqalka Sare oo maanta lagu doortay Muqdisho.[Dhagayso]
(September 29, 2021)
Muqdisho:-Lix kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee Soomaaliya ee kasoo galaya S/lanad ayaa maanta lagu doortay Muqdisho, ayada oo Cabdi Xaashi Cabdullaahi, guddoomiyaha Aqalka Sare uu noqday Sen
Guddoomiyaha Guddiga dib habeynta Ciidamada Puntland oo gaaray Gaalkacyo.
(September 29, 2021)
Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ahna Guddoomiyaha Guddiga dib habeynta Ciidamada Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Wafti oo haagimanyo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo. Waftiga
Madaxweynaha Jubaland oo warbixiyey xaalada dalka iyo arrimaha Doorashooynika.[Video]
(September 28, 2021)
Kismaaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo Warbixin ka siinayay xaalada dalka qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo masuuliyiinta Jubaland ayaa ka hadlay arimaha Doorashooyi
Madaxwynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.[Masawiro/Video]
(September 28, 2021)
Garoowe:-Madaxwynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanka ayaa looga hadlay
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka hadlay Kiiska Ikraan Tahliil.[Video]
(September 28, 2021)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble oo khudbad u jeediyay murashaxiinta iyo ergada dooraneysa xildhibaannada Agalka Saree e Somaliland, ayaa ergada kula dardaarmay in ay si
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay Wafdi ka socda Beesha caalamka.[Masawiro/Video]
(September 26, 2021)
Garoowe: 26 September 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya Jame
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Daah-furay Ololaha ururadda Siyaaasadda ee Puntland[Masawiro/Video]
(September 25, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daah-furay Ololaha Ururadda Siyaasadda Puntland oo todobaadkan ka bilowmay
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey Geerida muwaadiniintii ku shahiiday qaraxii Muqdisho
(September 25, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriy

Next Page »