Madaxweynaha Jamhuuriyadda S/land oo kulan la qaatay culimadii ka qayb gashay Kulan Diimeedkii Saddexaad ee Ansaaru-sunna ee lagu qabtay Hargeysa
(August 23, 2021)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah culimada Soomaalida ee ka qaybgalay kulan miimeedkii saddexaad ee
Madaxweyne Farmaajo oo Daah-furay munaasabadda hirgelinta guddiga 4-aad ee Af-Soomaaliga.[Video]
(August 23, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday sarkaal lagu helay inuu Daacish ka tirsan yahay
(August 23, 2021)
Muqdisho:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday nin lagu eedeeyey inuu ka tirsan yahay kooxda Daacish ee Soomaaliya, una qaabilsanaa kala gudbinta lacagaha. Maxka
Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay kulan dhexmaray Midowga Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah DFS
(August 23, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay kulan Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah DFS ay la leeyihiin Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaal
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo la kulmay madaxa Hay’adda WFP iyo madaxa Bangiga adduunka ee Soomaaliya.[Masawiro/Video]
(August 23, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay'adda WFP ee Gobolka Geeska Afrika Mr Michael Dunford iyo Wafdi uu