Golaha Wadatashiga Qaran oo beri shir uga furmi doono magaalada Muqdisho
(August 20, 2021)
Muqdisho:-Wararka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in maalinta beri ah uu ka furmi doona xerada Afisyoone Shirkii Gollaha wadashiga Qaranka. Ra’iisul wasaaraha
Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusay wafdiga Turkiga iyo diblo maasiyiintooda u jooga soomaaliya
(August 20, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Do
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland oo gaaray Muqdisho.[Masawiro/Video]
(August 20, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya shirka mada
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka UNHCR.[Masawiro]
(August 20, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda Qaxootiga Adduunka UNHCR usoo magacowday Soomaaliya Magatte Guisse iyo Wafdi u