Soomaaliya iyo Kenya maxay ka wada hadleen maanta?[Video]
(August 8, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka arrimaha dibadda XFS Mudane Maxamed Cabdirisaaq oo la hadlay Barnaamijka Raad-raac ee Tv-ga STN ayaa waxaa uu faah faahiyay wax ay ka wada hadleen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo
Puntland oo bogaadisay warsaxaafadeed uu soo saaray Ra’iisul wasaare Rooble .
(August 8, 2021)
Garoowe:-Warsaxaafadeed kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in bogaadinayso hogaaminta Ra'iisul wsaare Rooble ee xiliga kala guurka ee dalka Soomaaliya. Qoraalka k
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya.[Video]
(August 8, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo,taas oo ay ka wada had
Raisulwasaare Rooble oo amray in hay’adaha dowladda ay shaqadooda sii wataan
(August 8, 2021)
Muqdisho:-Sida ay lawada socdaan bulshada Soomaaliyeed, Dalku waxa uu ku jiraa marxalad adag oo dhammaan hay’adaha Dastuuriga ah uu ka dhamaaday muddo-xileedkoodii caadiga ah loona baahanyahay in s