Madaxweynaha JFS oo ka guddoomay Wasiirka isgaarsiinta dalka Algeira dhambaal uu uga siday madaxweynaha dalkaas
(October 5, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Warfaafinta Dalka Al-geria Mudane Maxamed Buu Saleymaani ayaa ka
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.[Video]
(October 5, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay qaraxyadii ka dhacay Beledweyne isagoo boggaadiyey dadka Soomaaliyeed ee hadda billaabay in ay cadowga iska
Wareysi: Muxuu Jeneraal Indhoqarsho ka yiri Kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab.?[Dhagayso]
(October 5, 2022)
Muqdisho:-Waxaa weli dalka ka socda abaabullada dadka degaanka ay wadaan ee ka dhanka ah ururka Al-Shabaab. Dawladda Soomaaliyana waxay ku baaqday in abaabullada lagu ballaariyo dhammaan dalka. Ciida