Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Guddiga dardargelinta doorashooyinka Puntland.
(October 13, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Wareegto Lr. 02, 13-ka Oktoober 2022, kuna saabsan Magacaabidda Guddiga Dardagelinta Doorashooyinka Puntland Mad
Madaxweynaha, Ururada siyaasadda iyo Guddiga doorashooyinka oo isla qaatay go’aamo lagu dardargelinayo doorashooyinka goleyaasha deegaanka.
(October 13, 2022)
Garoowe: 12 October 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Ururada Siyaasadda Puntland iyo Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, Kulanka a