Madaxweynaha JFS oo magacaabay La taliyaha sare ee arrimaha Dimuqraadiyeynta iyo dowladda -Wanaaga
(October 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan "Juurile" in uu noqdo Lataliye Sare ee dhanka dimuqraadiyeynt
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Puntland
(October 26, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 77 ee 26-da Oktoober 2022, kuna saabsan magacaabid. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu ar
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Maxkamada Sare ee dowladda Puntland
(October 26, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 75 ee 26-ka Oktoober 2022 kuna saabsan Magacaabida Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland. Mad
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Taliyaha la dagaalanka Argagixisada
(October 26, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 79 ee 26-da Oktoober 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha La Dagaalanka Argagixisada. Mad