Madaxweyne Xassan Sheekh “shacabka soomaaliyeed waa ay gaari karaan guulo waaweyn hadii ay gacmaha is-qabsadaan.”
(October 22, 2022)
Muqdisho, Oktoobar 22, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle oo tegay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.[Masawiro]
(October 22, 2022)
Maxaas:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Socdaalka Madaxweyne Ku Xigeenka oo ay ku
Madaxweynaha JFS oo xariga ka jarka wajiga koowaad ee dekada Garacad.[Video/Masawiro]
(October 22, 2022)
Garacad:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garacad kusoo dhawoweyey Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxa
Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo wafdi uu hogaami nayo ayaa gaaray Degmada Garacad[Masawiro]
(October 22, 2022)
Garacad:-Madaxweynaha Dawladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo gudoomiyaha golaha wakiilada Dawladda Puntland mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo xubno ka mid ah goloyaasha D