Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo Khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Finland
(October 7, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka