Madaxweynaha JFS oo ka tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyadii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Baladweyne.
(October 3, 2022)
Muqdisho, Oktoobar 03, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyad
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyey qarax lagu laayey shacabka magaalada Beledweyne.[Video]
(October 3, 2022)
Balcad:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay Masuuliyiintii iyo dadkii qiimaha badnaa ee ku dhintay qaraxyadii maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne, Si