Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay dhiggiisa Dalka Uganda
(October 10, 2022)
Kampala:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida gobolka iyo xirii
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
(October 10, 2022)
Cadale:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha iyo wafdigiisa wa