Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo safar shaqo ku tegay Gaalkacyo.
(October 20, 2022)
Gaalkacyo, October 20,2022: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa safar shaqo ku gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xar
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay La Taliyaha Arrimaha Haweenka
(October 20, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 73 ee 20-ka Okoober 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Hawe
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb-galay xiritaanka Shir weynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah.[Video]
(October 20, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah oo maanta lagu soo gaba
Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Beledweyne
(October 20, 2022)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyne halkaasi oo uu ku soo dhaweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirrada Waxbarashada heer Federaal iyo heer dowlad-goboleed
(October 20, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirrada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee dalka ayaa