Guddigga Difaaca Golaha Shacabka ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaalka lagula jiro Al-shabaab iyo Daacish
October 16, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Guddigga Difaaca Golaha Shacabka BJFS ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalka ka socda dalka ee la gula jiro kooxda nabad-diidka ee Al-Shabaab.
Guddigga ayaa ku booriyay siyaasiyiinta,culama-udiinka,dhalinyaradda,bulshada rayidka iyo ganacsatadda in ay taageero buuxda u fidiyaan ciidanka xoogga dalka oo gaashanaayo dadka deegaanka si dalka looga saaro kooxaha dhagar qabayaasha ah ee Daacish iyo Al-Shabaab.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net